https://www.voasomali.com/a/5529733.html
Turkiga ayaa ka soo horjeestay heshiis dhex maray xoogagga Kurdiyiinta ee waqooyiga bari Syria iyo shirkad shidaal oo Mareykanka laga leeyahay, heshiiskaasi oo uu Turkigu ku tilmaamay "wax aan la aqbali karin" uuna u dhigan yahay maalgelinta argagixisada.