Madaxweynaha Afgaanistaan Ashraf Ghani ayaa shalay ku dhawaaqay sii deynta maxaabiis gaareysa 400 oo ka tirsan kooxda Taliban ah, taasi oo wadada u xaareysa bilowga wadahadallada nabadeed ee uu Mareykanka garwadeenka ka yahay ee lala galo kooxdan Islaamig